Home / Cayaaro / Erling Haaland oo hantay abaalmarinta Wiilka Dahabka 2020
DORTMUND, GERMANY - SEPTEMBER 19: Erling Haaland of Borussia Dortmund shows appreciation to the fans following the Bundesliga match between Borussia Dortmund and Borussia Moenchengladbach at Signal Iduna Park on September 19, 2020 in Dortmund, Germany. Fans are set to return to Bundesliga stadiums in Germany despite to the ongoing Coronavirus Pandemic. Up to 20% of stadium's capacity are allowed to be filled. Final decisions are left to local health authorities and are subject to club's hygiene concepts and the infection numbers in the corresponding region. (Photo by Dean Mouhtaropoulos/Getty Images)

Erling Haaland oo hantay abaalmarinta Wiilka Dahabka 2020

Himilo – Weeraryahanka Borussia Dortmund ee Erling Haaland ayaa ku guuleystay Abaalmarinta Wiilka Dahabka sannadka 2020, kaddib markii uu saameyn loo riyaaqay kusoo bandhigay kooxdiisa iyo dalkiisa.

Haaland waxa uu jaa’isadan ku garaacay xiddigga isku kooxda yihiin ee Jadon Sancho, sidoo kale Ansu Fati, Alphonso Davies, iyo Mason Greenwood kuswaasi oo ugu danbeyn yimid liiska ugu danbeeya ee abaalmarintan.

Abaalmarinta Wiilka Dahabka waxaa aasaastay majaladda reer Italy ee Tuttosport iyada oo la guddoonsiiyo barbaarka ugu yar uguna fiican horyaalada qaaradda Yurub kuwaasi oo da’ahaan ka hooseeya 21- sanno.

Weerayahanka kooxda Borussia Dortmund ee Erling Haaland ayaa dhaliyay 44 gool dhammaan tartamada fasalka 2019-20.

About Sadia Nour

Leave a Reply

Your email address will not be published.

error: Copy lama Ogola Fadlan