Home / Aragtida Islamka / Fadliga 10-ka Bisha Carafo,Daawo

Fadliga 10-ka Bisha Carafo,Daawo

Iyada oo lagu guda jiro 10ka hore ee Bisha Carafo ama Dil Xija, ayaa waxaa Sunno ah in la soomo sagaalka maalmood eeka horreysa maalinta Ciidda.

Sheekh Cabdul Xayi Sheekh Aadan ayaa inala wadaagay waxyaabaha ay tahay in la sameeyo bishan iyo guud ahaan fadliga ay leedahay.

https://www.facebook.com/RadioHimilo.so/videos/957642768719846

About Himilo Radio

error: Copy lama Ogola Fadlan