Barnaamijka Hiddaha iyo Dhaqanka waxaan diiradda ku saarnaa dhaqanka iyo suugaanta Soomaalida si loo ilaaliyo dhaqanka iyo sooyaalka umadda Soomaaliyeed.
Toddobaadkan waxaa barnaamika marti noogu ah Cabdullaahi Cartan Shuuriye oo ka mid ah da’yarta Soomaaliyeed ee hal abuurka leh.
Aweys Xuseen ayaana barnaamijka tebinaya.