Home / Habka-Nolosha / Gabdhaha Horseed iyo Heegan oo wada cayaari doona Finalka kubadda Koleyga

Gabdhaha Horseed iyo Heegan oo wada cayaari doona Finalka kubadda Koleyga

Galabta gegada Wiish Stadium ee degmada Cabdi Casiis waxaa ka dhici doona kulankii ugu danbeeyay ee horyaalka kubadda koleyga hablaha.

Kooxaha ciidanka dalka ee Horseed iyo Heegan oo hablahoodu ay soo edbiyeen gabdhihii Nationlink iyo U.F.C ayaa galabta ishaya kulanka ugu danbeeya ee horyaalka.

Cayaarta ayaana si toos ah u soo geli doonta saacadda geeska Afrika marka ay tahay 04:00pm.

Gabdhaha ciidanka xooga dalka ee Horseed ayaa daafacanaya horyaalka kubadda koleyga halka gabdhaha ciidanka booliska ee Heegan ay hamuun u qabaan hanashada horyaalka kubadda koleyga qeybtiisa gabdhaha.

About radio himilo

Leave a Reply

Your email address will not be published.

error: Copy lama Ogola Fadlan