Garsoorayaal heer caalami ah oo maanta Muqdisho ka ambabaxay si ay u soo dhexdhexadiyaan kulan ka tirsan Caf Champions League

 

Xasan Aadan Xaaji Yabaroow Wish, Xasan Maxamed Xaaji,  Xamse Xaaji Cabdi iyo Suleymaan Bashiir Shiikh Cabdi  oo ah afar kamid ah garsorayaasha heerka caalami ee dalkeeda ayaa manta ka duulay gegada Aden Cadde Airport ee magaaladda Muqdisho.

Garsooraaayaashan ayaa ku sii jeeda dalka DR Congo oo cayaar ka tirsan tartanka kooxaha Afrikaa ay ku garsoori doonaan.

Kulanka ay garsoorayaasha dalkeenu qaban doonaan ayaa dhici doona maallinta Jimcaha oo nagu soo aadan, taariikhduna ay ku beegan tahay siddeeda bishan.

Kulanka oo ah lugta koowaad ayaa dhexmari doonaa kooxda AS Vita Club oo marti loogu yahay dalkeeda DR Congo iyo kooxda Mamelodi Sundowns oo Koonfurta Afrika kasoo hayaami doonto.

Hot this week

Ogow 10 xiddig oo soo maray academy-ga Man Utd oo wanagsanaaday markii ay ka tageen Old Trafford

Himilo – Manchester United waa mid ka mid ah...

What direction to go When You Obtain a Mail Order Bride?

You may have under no circumstances heard of...

Ciidamada Iiraan oo ballanqaaday difaaca danaha qaranka, kaddib taageerada Mareykanka ee dibadbaxayaasha

Himilo - Ciidamada Jamhuuriyadda Islaamiga ah ee Iiraan ayaa...

Muxuu u jareynayaa qofka marka uu baqo?

Himilo - Natiijadda daraasad cilmiyeed oo ay sameeyeen baarayaal katirsan...

Mareykanka oo hakiyay gargaarkii uu siin jiray Soomaaliya kaddib eedeyn la xiriirta dhaca gargaar cunto

Himilo - Dowladda Mareykanka ayaa hakisay dhammaan gargaarkii ay...

Related Articles

Popular Categories

error: Copy lama Ogola Fadlan