Home / Habka-Nolosha / Garsoorayaal Soomaaliyeed oo dhexdhexaadin doona cayaar u dhexeysa Sudan iyo Nigeria + Sawirro

Garsoorayaal Soomaaliyeed oo dhexdhexaadin doona cayaar u dhexeysa Sudan iyo Nigeria + Sawirro

Garsoorayaal Soomaaliyeed ayaa dhexdhexaadiyaal ka noqonaya cayaar ay habeen danbe isku wajahan yihiin xulalka 20 jirada qaramada Sudan iyo Nigeria.

Saacadda geeska Afrika marka ay tahay 08.00 Fiidnimo habeenka Axadda ayayna soo geli doonta cayaarta garsoorayaasha Soomaaliyeed ay maamuli doonaan.

Xasan Wiish Hagi ayaa noqonaya garsooraha seeriga qabsan doona kulankan iyadoo caawiyaha koowaad uu yahay Mahad Ali Mah’oud, caawiyaha labaad waa Salah Omar Abukar halka Bashir Colaad Carab uu yahay sarkaalka afaraad.

Garsoorayaasha heerka caalami ee dalkeena ayaa kamid ah kuwa ugu horeeya garsoorayaaha heer caalami ee qaaradda Afrika.

2

1

thumb

3

 

About radio himilo

2 comments

  1. priligy walmart At the 1 year measurement, serum levels ranged from less than 6 to 298 ng mL median, 110 ng mL

  2. I had a cycle of 28 days and I knew exactly the day of my ovulation can i order cytotec without insurance MuГ±oz CГЎnoves of the Pompeu Fabra University, Barcelona as described in 75

Leave a Reply

Your email address will not be published.

error: Copy lama Ogola Fadlan