Home / Habka-Nolosha / Goolhayaha Arsenal Petr Cech oo markii 11aad ku guuleystay abaal-marinta Czech Republic Golden Ball

Goolhayaha Arsenal Petr Cech oo markii 11aad ku guuleystay abaal-marinta Czech Republic Golden Ball

Muqdisho – Goolhayaha Arsenal, Petr Cech ayaa la guddoonsiiyay abaal-marinta  Czech Republic Golden Ball award xagaaga 2016-17.

Waa markii 11aad inta uu ku jiro xirfaddiisa ciyaaraha kubadda cagta oo gool-haya Arsenal la abaal-mariyo biladdan – tiyoo uu Cech ka caawiyay Gunners-ka inay booska shanaad ku dhameysato kala horreynta horyaalka PL England iyo inay ku guuleystaan koobka FA Cup-ka.

Abaal-marintan waxaa lagu bixiyaa ra’yi ururin laga qaado wariyayaasha gudaha ee dalka Czech Republic.

 

About radio himilo

error: Copy lama Ogola Fadlan