Heshiiska Manchester United ee Raphael Varane oo shaki ku jiro

Himilo – Manchester United ayaa ka fiirsaneyso bedelka daafaca Real Madrid Raphael Varane.

Xiddiga reer France ayaa keliya 12 bilood uga hartay qandaraaskiisa kooxda Los Blancos, kaasoo xiddig u ahaa tan iyo 2011.

28 jirkaan ayaa doonaya inuu qabto tartan cusub, taasoo u horseedeysa xiisaha xoogan ee United xilli ay u baahan yihiin xoojin khadka dhexe ah.

Inkastoo warbixino badan ay soo jeediyeen in United ay ugu cadcad tahay inay dhameystirto heshiiska, hadana Diario AS ayaa sheegeysa in kooxda Premier League ka ciyaarta ay shaki ka qabaan in heshiiskiisa la dhameystiri doono iyo in kale.

Iyadoo Real ay haatan diidan tahay inay aqbasho qiimo dhimista ciyaaryahanka, United ayaa la sheegay inay ogaatay dhowr fursado oo kala duwan.

Xidiga Villarreal Pau Torres iyo kan  Sevilla Jules Kounde, oo labaduba lagu qiimeeyo £ 50m, ayaa lagu soo waramayaa inay ka soo muuqdeen liiska Ole Gunnar Solskjaer.

Hot this week

Ogow 10 xiddig oo soo maray academy-ga Man Utd oo wanagsanaaday markii ay ka tageen Old Trafford

Himilo – Manchester United waa mid ka mid ah...

What direction to go When You Obtain a Mail Order Bride?

You may have under no circumstances heard of...

Ciidamada Iiraan oo ballanqaaday difaaca danaha qaranka, kaddib taageerada Mareykanka ee dibadbaxayaasha

Himilo - Ciidamada Jamhuuriyadda Islaamiga ah ee Iiraan ayaa...

Muxuu u jareynayaa qofka marka uu baqo?

Himilo - Natiijadda daraasad cilmiyeed oo ay sameeyeen baarayaal katirsan...

Mareykanka oo hakiyay gargaarkii uu siin jiray Soomaaliya kaddib eedeyn la xiriirta dhaca gargaar cunto

Himilo - Dowladda Mareykanka ayaa hakisay dhammaan gargaarkii ay...

Related Articles

Popular Categories

error: Copy lama Ogola Fadlan