Home / Macluumaad / Hooyo lagu xukumay 24 sano oo xarig ah kaddib markii ay nafta dhaafisay labo carruur ah oo ay dhashay
Samira Lupidi, aged 24 with one-year-old Jasmine Weaver (left) and three-year-old Evelyn Lupidi (right). See Ross Parry copy RPYMUM : A mum stabbed to death her two young daughters less than 24 hours after moving into a woman's refuge to escape her allegedly abusive boyfriend - telling a support worker after the killing "if I can't have them, he can't have them", a court heard. Samira Lupidi, 24, denies murdering daughters Evelyn Lupidi, three, and 17-month-old Jasmine Weaver, hours after moving into a safe house after allegedly suffering abuse at the hands of the girls' dad Carl Weaver, 31. The court heard that, after emerging from a self-contained flat she had been placed in with blood-soaked hands, support workers allegedly overheard Lupidi say: "It's his fault. Now he has a reason to kill me. If I can't have them then he can't have them". Bradford Crown Court, West Yorks., heard Lupidi had met Mr Weaver over the internet when they were both living in Italy and had been dating for around four-and-a-half years.

Hooyo lagu xukumay 24 sano oo xarig ah kaddib markii ay nafta dhaafisay labo carruur ah oo ay dhashay

Samira Lupidi waa hooyo 24 jir ah oo u dhalatay dalka Talyaaniga, waxaanay maxkamadi ku xukuntay inay xabsiga ku qaadato 24 sanadood kaddib markii ay dishay carruurteedii.

Hooyadaan ayaa qilaaf ay dhexmareen seygeeda oo telefoon ay ku wada hadleen, Caradii ka dhalatay qilaafkaa waxay kala dul dhacday gabdhaheedii yaryaraa.

Jasmine Weaver oo hal sano iyo shan bilood jirtay iyo Evelyn Lupidi oo saddex jir ahayd ayay haweeneydan dishay bishii November, markii ay caro gelisay hadalkii xumaaday ee seygeeda dhexmaray.

Kolkii hore waxaa lagu xukumay xabsi madaxaa ku furay ah, hayeeshee markii danbe ayaa loo muujiyay naxariis oo da’deeda in la eg loogu simay.

Haweeneydaan ayaa cadaawad daran u qaaday qoyska ninka u dhaxa, waxayna go’aan ku gaartay inay xanuujiso seygeeda Carl Weaver.

Go’aankeeda ayaana dhaxalsiiyay labada carruurra oo ay isku hayeen inay disho, iyadoo maxkamadda u muujisay inaysan dooneyn inay carruurteeda disho hayeeshee ay u aragtay dilkooda in Aabahood uu xanuun badan ku dareemayo.

Garsoore Justice Edis oo ka tirsan maxkamadda Bradford Crown ayaa haweeneydan ku riday xukun ah xabsi daa’in, hayeeshee qareenkeeda racfaankii uu ka qaatay xukunka waxaa dhageystay xeerbeegti 12 ruux ka kooban oo iyana ugu danbeyn 90 daqiiqo oo dacwadda dhageysigeeda ah ku soo gebagabeeyay xukun 24 sano ah oo xabsiga ay ku qaadato Samira Lupidi.

About radio himilo

Leave a Reply

Your email address will not be published.

error: Copy lama Ogola Fadlan