Waxaa la sameeyay isku aadka Champions Leaque-ga heerkiisa Groupyada iyada oo 32 ka kooxood ee iskugu soo baxay ay ogaadeen min saddexda kooxood ee ay isku groupka noqon doonaan. Waxaana ka soo baxay Group xiiso badan halka kuwo kale ay yihiin kuwo aan lakala awood badnayn.
Kulamada dhex maridoona kooxaha Bayern Munich, Atletico Madrid- Real Madrid, Borussia Dortmund- arcelona, Manchester City iyo PSG V Arsenal ayaa ah kulamada ugu xiisaha badan ee ka soo baxay isku aadkii Groupyada Champions Leaque-ga.
Group A: PSG, Arsenal, Basle, Ludogorets
Group B: Benfica, Napoli, Dynamo Kiev, Besiktas
Group C: Barcelona, Manchester City, Borussia Monchengladbach, Celtic
Group D: Bayern Munich, Atletico Madrid, PSV Eindhoven, Rostov
Group E: CSKA Moscow, Bayer Leverkusen, Tottenham, Monaco
Group F: Real Madrid, Borussia Dortmund, Sporting Lisbon, Legia Warsaw
Group G: Leicester, Porto, Club Brugge, Copenhagen
Group H: Juventus, Sevilla, Lyon, Dinamo Zagreb
Taariikhda la ciyaari doono kulamada Heerka Groupyada Champions Leaque-ga:
Kulamada Kowaad: 13–14/09/16
Kulamada Labaad: 27–28/09/16
Kulamada Saddexaad: 18–19/10/16
Kulamada Afraad: 01–02/11/16
Kulamada Shanaad: 22–23/11/16
Kulamada Lixaad: 06–07/12/16