Macallinka kooxda kubadda cagta Real Madrid Zenidine Zidane ayaa qirtay xiddiga booska keydka wehel la noqday James Rodriguez inuu weli kooxda muhiim ka yahay.
James ayaa kursiga keydka wehel la noqday hayeeshee macallin Zidane ayaa ka dhawaajiyay in wiilka reer Colombia uu weli kooxdiisa muhiim u yahay, uuna lamid yahay xiddigaha kale ee keydka fadhiya.
James Rodriguez ayaanan hanan dooqa macallin Zidane dhammaan kulamada isagoo kursiga keydka ku soo bilowday kulamaddii dhowaan ay la dheeleen kooxaha Sevilla, Barcelona, Wolfsburg iyo Villarreal.
“Wax dhibaato ah kuma qabo James – waa xiddig muhiim inoo ah.” Zidane ayaa sidaa ku yiri shirkiisii jaraa’iid ee ka horeeyay kulanka ay berito la dheeli doonaan Rayo Vallecano.
Атрактивни бонуси и промоции за онлайн залози на спортни събития. Разнообразие от спортни събития заонлайн залозисъс завишени
Атрактивни бонуси и промоции за онлайн залози на спортни събития. Разнообразие от спортни събития заонлайн залозисъс завишени