Home / Habka-Nolosha / Jeenyo iyo Gaadiidka oo isku haya horyaalka Soomaaliya

Jeenyo iyo Gaadiidka oo isku haya horyaalka Soomaaliya

Kooxaha Gaadiidka iyo Jeenyo ayaa galabta isku haya kulankii 50aad oo horyaalka Soomaaliya xagaagan laga dheelo.

waa kulankii 12aad oo kooxuhu xagaagaan horyaalka dheelaan, waana kulankii shanaad oo caalami ah oo labada kooxood ay iska horyimaadaan.

Feysal Xasan Xaashi gool dhaliyaha ugu sareeyo horyaalka Soomaaliya ayaa galabta uga maqnaanaya Jeenyo oo booska labaad ku jirta kaararka jaalooyinka oo meel u yaal awgood.

Ibraahim Diyaasbaro oo kulankii elman kaarka cas loo taagay ayaa kulankan ka maqnaanaya kooxda Gaadiidka oo 19 dhibcood la joogta booska shanaad, haddii ay badisase booska labaad ku qabsaneysa Jeenyo.

About radio himilo

Leave a Reply

Your email address will not be published.

error: Copy lama Ogola Fadlan