Home / Habka-Nolosha / Jose Mourinho Oo Doonaya Ciyaaryahanka Qad Dhexe uga Ciyaara Barcelona ee ivan Rakitic Si Uu Ugu Xoojiyo Qadkiisa Dhexe.

Jose Mourinho Oo Doonaya Ciyaaryahanka Qad Dhexe uga Ciyaara Barcelona ee ivan Rakitic Si Uu Ugu Xoojiyo Qadkiisa Dhexe.

Jose mourinho ayaa markaan doonaya in uu dib u habayn xoog leh ku sameeyo kooxdiisa Man United, waxa uuna dalbaday in loo soo xera galiyo madaalaha qadka dhexe ee reer Croatia Ivan rakitic

ivan-rakitic

Kooxda Barcelona ayaa wali usoo bandhigin wax hishiis kordhin ah ciyaaryahankii hore sevilla, iyada uu hishiiska laacibkaan uu dhacayo 2019.

Barcelona waxa ay doonaysaa in ay hishiis muddo kordhin u soo bandhigto laacibkaeeda si ay ugu sii hayso gigida Camp Nou ee magaalada Barcelona, haddii ay ku fashilanto Barca soo bandhigida hishiis cusub Sida muuqata waxa ay dani ugu jirtaa kooxda lagu naanayso Shayaadiinta cas cas Manchester united.

Jose Mourinho ayaana doonaya in uu ka faa’iidaysto kubbadda raacashadu ku dheehantahay ee qanaaskan waxa uuna doonayaa in uu ku xoojiyo qadkiisa dhexe isaga oo ka garab ciyaarsiinaya ciyaartooyda Ander Herrera iyo Paul Pogba, kuwaas oo la’aamin sanyahay in ay yihiin ciyaartooyda ugu fiican qadka dhexe ee boosaska raacashada iyo abuurista oo ay kooxdu haysato sanadkaan.

W/Q: Abdi Aziz Adan Mohamed

About radio himilo

error: Copy lama Ogola Fadlan