Home / Habka-Nolosha / Jurgen Klopp: “Coutinho waa laacibkeenna.”

Jurgen Klopp: “Coutinho waa laacibkeenna.”

Muqdisho – Jurgen Klopp ayaa u sheegay kooxda Barcelona waxa ay ku qaban karaan adduun lacageedka gaaraya 60 malyuun oo Gini ee ay ku rabaan Philippe Coutinho.

Kubad-qaabeeyaha Brazil u dhashay ee Coutinho ayaa kusoo laabanaya ciyaarta ay la dheelayaan Southampton ee habeenka Arbacada.

Macalin Klopp ayaase sheegay inuusan Coutinho meel uga dhaqaaqeen kooxdiisa Liverpool tiiyoo uu la socdo in Barcelona ay sameyneyso isku day walba oo ay ku hanan karto laacibkan.

“Wax wada hadal ama heshiis ah kama galayno Coutinho,” ayuu si adag u yiri macalin Klopp. “Waa laacibkeenna. Majiraan wax kale. Waxna isma badalin.”

Coutinho waa 25 jir ku dhashay caasimadda Brazil sanadkii 1992.

About radio himilo

Leave a Reply

Your email address will not be published.

error: Copy lama Ogola Fadlan