Juventus oo iska iibineysa Cristiano Ronaldo

0
1

Himilo – Juventus ayaa la werinayaa in ay u baahan tahay iibinta  Cristiano Ronaldo inta lagu guda jiro xagaaga marka uu furmo suuqa kala iibsiga.

Laacibka reer Portugal oo u riyaaqay laba sano iyo bar oo uu ku qarash garreeyay Turin, ayaa ka qeyb qaatay 71 gool kaddib markii uu saftay 95 kulan dhammaan tartamada.

Si kastaba sida ay werineyso Sport, kooxda waxa ay sheegtay in ay aysan wax muddo kordhin ah loo sameyn doonin 35 sano jirkaan.

Xittaa haddii Juve aysan rabin in ay sii heystaan xiddigan uu si xor ah ku bixi doono inta lagu guda jiro xagaaga 2021.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here