Home / Arrimaha Bulshada / Kaalinta dhallinyarada ee dib u dhiska dalka,Warbixin dhegeysi

Kaalinta dhallinyarada ee dib u dhiska dalka,Warbixin dhegeysi

Dhallinyarada oo ah Kheyraadka ugu weyn ee dalkasta ku faano ayaa dalkeenna ku wajahaya caqabado iyo halgan nololeed oo aad u dhib badan.

Kuwa qaar ayaa markii qiyaastooda ay ka quusteen dalka go’aansaday in ay dalalka shisheeye maciin bidaan halkaas oo ay dhibaatooyin kala kulmaan inta ay waddada ku sii jiraan.

Aragtiyo kala duwan ayaa laga bixinayaa sida ay Dhallinyarada door ugu leeyihiin horumarka dalka,waxaa kale oo jira aragtiyo kale oo sheegaya in kaalinta ugu weyn ee qorshaha dhallinyarada iyo jiheyntooda ay leedahay Dowladda.

Koox Dhallinyaro ah ayaa dooddan kaga qeyb qaadanaya sida dhallinyarada kaalin uga yeelay karaan horumarka dhaqaale ee dalka, sida lagu xallin karo in dhallinyarada aysan ka bixin dalka, cidda ay tahay in ka qeyb qaadato kabaajinta dhallinyarada Tahriibka iyo qataraha nololeed ee ay kala kulmaan. C/Raxmaan Maxamed ayaa warbixintan ku eegaya kaalinta ay dhallinyarada ku leeyihiin horumarka dalka.

About Himilo Radio

error: Copy lama Ogola Fadlan