Halkan ka dhegeyso Barnaamijka Kas-wadaag.
Read More »Home / Dooda Himilo
Dooda Himilo
Kaalinta dhallinyarada ee dib u dhiska dalka,Warbixin dhegeysi
Dhallinyarada oo ah Kheyraadka ugu weyn ee dalkasta ku faano ayaa dalkeenna ku wajahaya caqabado iyo halgan nololeed oo aad u dhib badan. Kuwa qaar ayaa markii qiyaastooda ay ka quusteen dalka go’aansaday in ay dalalka shisheeye maciin bidaan halkaas ...
Read More »Dhageyso:- Barnaamijka Dooda Himilo.
Barnaamijka dooda himilo waa barnaamij si bila ah uga baxa idaacadda himilo, waxaana ku soo qaadanaa qaddiyadaha xasaasiga ah ee taabanaya shacabka soomaaliyeed si loo soo bandhigo xalkooda. Bishaan Barnaamijka waxa uu ku saabsanaa muranka xuduud badeedka soomaaliya iyo kenya ...
Read More »