Home / Cayaaro / Karim Benzema oo u kabo qaadanaya Paris Saint-Germain

Karim Benzema oo u kabo qaadanaya Paris Saint-Germain

Himilo – Xiddiga heerka caalami ee reer France heshiiskiisa Bernabeu wuxuu ku eg yahay sanadka 2023. Geesta, kale wuxuu galayaa waayihii ugu dambeeyay ee xirfaddiisa.

Benzema wuxuu jiraa 35 sano, xilli ciyaareed wanaagsan ayuu ku jiraa 14 gool ayuu kooxda siisay, sidoo kale siddeed kale ayuu caawiyay 15 kulan ciyaaraha oo dhan.

Xogaha la helayo ayaa sheegaya in kooxda Real Madrid ay insha la raacayso sidii ay saxiix ugu soo xero gelin laheyd weeraryahanka Erling Braut Haaland.

Waxaa la fahansan yahay in weeraryahankan uusan dooneyn inay naadiga u wada ciyaaraan isaga iyo Haaland, sidaas darteed waxaa la soo werinayaa inuu isha ku hayo PSG.

About Ahmed Haaddi

Leave a Reply

Your email address will not be published.

error: Copy lama Ogola Fadlan