Kasper Schmeichel oo doonaya in Chelsea ay ka badiso Tottenham

Goolhayaha kooxda kubadda cagta Leicester City  Kasper Schmeichel ayaa doonaya in kooxda kubadda cagta Chelsea ay caawa ka badiso dhigeeda Tottenham.

Leicester ayaa barbaro la dhaafi weysay dhigeeda Manchester United, waxayna u baahan tahay labo dhibcood oo dheeri ah si ay ugu dabaal degto hanashada horyaalka.

Haddii Blues ay ka badiso Tottenham, waa u guul dawacooyinka oo hiigsanaya taariikhda markii ugu horeysay hanashada horyaalka.

“Waxaan rajeyneynaa in Chelsea ay badiso ama barbaro gasho. Spurs ayaase awood u leh inay tagto Stamford Bridge kuna badiso.” Kasper ayaa sidaa yiri.

Cayaartoyda Leicester ayaana kulankan si wadajir ah u daawan doona xilli ay u sacaba tumayaan Chelsea.

Hot this week

Ogow 10 xiddig oo soo maray academy-ga Man Utd oo wanagsanaaday markii ay ka tageen Old Trafford

Himilo – Manchester United waa mid ka mid ah...

What direction to go When You Obtain a Mail Order Bride?

You may have under no circumstances heard of...

Ciidamada Iiraan oo ballanqaaday difaaca danaha qaranka, kaddib taageerada Mareykanka ee dibadbaxayaasha

Himilo - Ciidamada Jamhuuriyadda Islaamiga ah ee Iiraan ayaa...

Muxuu u jareynayaa qofka marka uu baqo?

Himilo - Natiijadda daraasad cilmiyeed oo ay sameeyeen baarayaal katirsan...

Mareykanka oo hakiyay gargaarkii uu siin jiray Soomaaliya kaddib eedeyn la xiriirta dhaca gargaar cunto

Himilo - Dowladda Mareykanka ayaa hakisay dhammaan gargaarkii ay...

Related Articles

Popular Categories

error: Copy lama Ogola Fadlan