Kubaddii isaga gudubtay Ireland iyo Wales!

Himilo – Aoife Ni Niocaill waa gabar yar oo ku nool degaanka Waterford oo ka tirsan Ireland. kubad ay lahayd ayaa ka luntay. Baadideeda waxaa laga helay Llanrhystud oo u jirta 124 Maayl kana tirsan Wales.

Kubadda waxaa heshay oo soo bandhigtay gabar la yiraahdo Aline Denton oo ka qeyb galaysay hawlo nafaadeed oo ka socday xeebta Welsh village.

In laysku helo kubadda iyo gabadhii lahayd waxaa fududeeyay, kubadda waxaa ku qornaa magaca milkiilaha. Sawir laga qaaday ayaa lagu baahiyay Facekbook.

“Kubaddeeda hadda waxay ku soo caarisay xeebta Llanrhystud oo ah galbeedka Wales. La yaabka ayaa ah siday halkan fog uga timid Ireland iyadoo badda dul sabbaynaysa. Denton ayaa sidaas soo qortay.

Hot this week

Ogow 10 xiddig oo soo maray academy-ga Man Utd oo wanagsanaaday markii ay ka tageen Old Trafford

Himilo – Manchester United waa mid ka mid ah...

What direction to go When You Obtain a Mail Order Bride?

You may have under no circumstances heard of...

Ciidamada Iiraan oo ballanqaaday difaaca danaha qaranka, kaddib taageerada Mareykanka ee dibadbaxayaasha

Himilo - Ciidamada Jamhuuriyadda Islaamiga ah ee Iiraan ayaa...

Muxuu u jareynayaa qofka marka uu baqo?

Himilo - Natiijadda daraasad cilmiyeed oo ay sameeyeen baarayaal katirsan...

Mareykanka oo hakiyay gargaarkii uu siin jiray Soomaaliya kaddib eedeyn la xiriirta dhaca gargaar cunto

Himilo - Dowladda Mareykanka ayaa hakisay dhammaan gargaarkii ay...

Related Articles

Popular Categories

error: Copy lama Ogola Fadlan