Home / Habka-Nolosha / La kulan- Caruuska xafladda meherkiisa ku bixiyay $2 Milyan

La kulan- Caruuska xafladda meherkiisa ku bixiyay $2 Milyan

Himilo FM – Suraj Gidwani waxa uu ka soo jeeda mid ka mid ah qoysaska ugu hantida badan India, waxa uu hadda ku jiraa todobada malabka!

Xafladda arooskiisa saddex maalin ayay ka socotay xeeb loo dalxiis tago oo ku taala Turkiga, Waxaa ka soo qeyb galay 300 oo qof.

Arooskiisa waxaa loo qabtay hab dhaqameed waxaa ka shaqeynayay 60 shaqaale waxaa la aaminsan yahay in lagu bixiyay $2 Milyan!  

Martida waxaa diyaarado gaar ah lagu geeyay magaalada Bodrum. Qaad-qaadidda iyo meelo geynta ka soo qeyb galayaasha waxaa loo kireeyay 50 gaari.

Magaalooyinka loo tamashleyn tago ee Turkiga sida Bodrum iyo Antalya waxay bardhamaad u noqdeen xafladaha meherka.

About Ahmed Haaddi

Leave a Reply

Your email address will not be published.

error: Copy lama Ogola Fadlan