La kulan: nin 10,000 oo geed ku beeray dhul lama deggaan ahaa

Himilo – Satyendra Mahjhi wuxuu helayaa maalmahan ammaan iyo bogaadin dadweynaha uga imaaneysa kaddib markii uu u guntaday dhowrida degaankiisa.

Mr. Manjhi wuxuu ku guuleystay inuu qiyaastii 10,000 oo geed uu ku beero hareeraha webiga Phalgu ku yaala gobolka Bihar ee dalka India kaas oo aan horey u lahayn dhir manaafacaad leh.

Hawshan miro dhashay Safyendra waxay ku qaadatay inuu dhammeeyo 15 sano. Wuxuu sheegay inuu niyad u helay mashruucan kadib markii degaankiisa uu soo booqday Dashrath Manjhin oo horey waddo ku qaadatay 22 sano buur uga dhex bixiyay.

“Dashrath Manjhi wuxuu ii sheegay inaan dhir ku beer halkan. xilligaas, waxay ahayd goob aan laheyn geedo, keliya meel walba carro ayaa taallay.” Mr. Manjhi ayaa sidaas u sheegay mareegta ANI.

Caqabada ka hor yimid intii uu hawsha waday ayuu sheegay inay badnaayeen wuxuu ka xusay in biyaha uu ku waraabinayay geedaha uu ku soo dhaamin jiray dheri.

Hot this week

Ogow 10 xiddig oo soo maray academy-ga Man Utd oo wanagsanaaday markii ay ka tageen Old Trafford

Himilo – Manchester United waa mid ka mid ah...

What direction to go When You Obtain a Mail Order Bride?

You may have under no circumstances heard of...

Ciidamada Iiraan oo ballanqaaday difaaca danaha qaranka, kaddib taageerada Mareykanka ee dibadbaxayaasha

Himilo - Ciidamada Jamhuuriyadda Islaamiga ah ee Iiraan ayaa...

Muxuu u jareynayaa qofka marka uu baqo?

Himilo - Natiijadda daraasad cilmiyeed oo ay sameeyeen baarayaal katirsan...

Mareykanka oo hakiyay gargaarkii uu siin jiray Soomaaliya kaddib eedeyn la xiriirta dhaca gargaar cunto

Himilo - Dowladda Mareykanka ayaa hakisay dhammaan gargaarkii ay...

Related Articles

Popular Categories

error: Copy lama Ogola Fadlan