Home / Arrimaha Bulshada / La kulan: Ninka saf galinta dadka ku shaqeysta

La kulan: Ninka saf galinta dadka ku shaqeysta

Himilo – Saf galinta dadka waa hawl adag oo leh daal iyo jaha-wareer balse nin ku nool London waxay u tahay xirfad uu joogto u sameeyo.

Freddie Beckitt waa saf sameeye khabiir ah. Saacaddii wuxuu ku shaqeeyaa £20. wuxuu sheegay inuu maalinle u helo dakhli gaaraya £160.

31 jirkan oo shaqeeya siddeed saac ayaa wargeyska The Sun u sheegay inuu mashquulka badan galo xilliga xagaaga oo London lagu qabto badhigyo waaweyn.

Ninkan ayaa sheegay inuu dhaqaalaha ka helo dadka hantiilayaasha ah ee wakhtigooda yar tahay kuwaas oo jecleyn is-dhex-yaaca dadka.

Badi dadka ayaan jecleyn ama qeyliya marka la yiraahdo saf gala xitaa haddii ay tahay muddo kooban. Balse Mr Beckitt ayaa aaminsan inay saf gelintu leedahay faa’iido.

Sheekadiisa wuxuu ku soo gabagabeeyay inaysan shaqadiisu u baahneyn xirfad balse wuxuu adkeeyay inay u baahan tahay dul-qaad dheeri ah. Iyadoo uu jiro baraf daran ayuu sii tagaa munaasabadaha si dadka imaanaya uu u safo.

About Ahmed Haaddi

One comment

  1. Девять благородных семей борются за владиение территориями Вестероса, в то время как старинный враг приходит после тысячелетнего молчания.
    игры престолов все сезоны все серии онлайн

Leave a Reply

Your email address will not be published.

error: Copy lama Ogola Fadlan