Liverpool oo beddelka Mohamed Salah ka doonatay Real Madrid

Himilo – Liverpool ayaa lagu warramayaa in ay isha ku hayso u dhaqaaqitaanka  Rodrygo kaasi oo ka tirsan Real Madrid si ay beddel macquul ugu dhigaan Mohamed Salah.

Laacibka qaranka Egypt ayaa saameyn wanaagsan ku lahaa kooxda tan iyo markii uu yimid Anfield markaasi oo uu kasoo tegay Roma sannadkii 2017. Salah ayaa noqday mid kamid ah xiddigaha ugu wanaagsan dunida xilli uu  Liverpool ka caawiyay hanashada horyaalka sannadkii lasoo dhaafay.

Liverpool ayaa la sheegayaa in laacibkan muddada u ciyaarayay naadiga u raadiso shaqsi ay ku beddelaan kaasi oo ay u arkaan in uu noqon karo Rodrygo.

19-jirkaan ayaa ku biiray Real Madrid isaga oo ka yimid naadiga reer Brazil ee Santos sannadkii 2019.

Hot this week

Ogow 10 xiddig oo soo maray academy-ga Man Utd oo wanagsanaaday markii ay ka tageen Old Trafford

Himilo – Manchester United waa mid ka mid ah...

What direction to go When You Obtain a Mail Order Bride?

You may have under no circumstances heard of...

Ciidamada Iiraan oo ballanqaaday difaaca danaha qaranka, kaddib taageerada Mareykanka ee dibadbaxayaasha

Himilo - Ciidamada Jamhuuriyadda Islaamiga ah ee Iiraan ayaa...

Muxuu u jareynayaa qofka marka uu baqo?

Himilo - Natiijadda daraasad cilmiyeed oo ay sameeyeen baarayaal katirsan...

Mareykanka oo hakiyay gargaarkii uu siin jiray Soomaaliya kaddib eedeyn la xiriirta dhaca gargaar cunto

Himilo - Dowladda Mareykanka ayaa hakisay dhammaan gargaarkii ay...

Related Articles

Popular Categories

error: Copy lama Ogola Fadlan