Home / Habka-Nolosha / Liverpool oo saddex dhibcood ka qaadatay Bournemouth

Liverpool oo saddex dhibcood ka qaadatay Bournemouth

Kooxda kubadda cagta Liverpool ayaa guul muhiim ah ka gaartay kooxda Bournemouth oo loogu martiyay gegada Vitality Stadium.

Roberto Firmino iyo Daniel Sturridge ayaa afar daqiiqo gudahood labo gool ku dhalisay dhammaadka qeybtii hore oo cayaarta.

Qeybtii labaad oo cayaarta Joshua King ayaase gool u soo celiyay kooxda loo martiyay ee Bournemouth.

Ugu danbeyn Liverpool ayaa xaqiiqsatay in kulankan ay ku badisay labo gool iyo gool.

About radio himilo

Leave a Reply

Your email address will not be published.

error: Copy lama Ogola Fadlan