Home / Macluumaad / Macluumaad ku saabsan dalka Nigeria

Macluumaad ku saabsan dalka Nigeria

Himilo – Nigeria waa dalka weyn oo dhaca galbeedka Africa, Magaalada Abuja ayaa caasimad u ah taas ka jagada ka kala wareegtay Lagos.

Nigeria waxay soohdin la leedahay afar dal oo kala ah Benin oo galbeedka ah, Niger oo waqooyiga ah, Chad oo waqooyi bari ah iyo Cameroon oo koofur bari ah iyo badweynta atlantic  

Nigeria waxay ka dhulweyntahay dalka Venezuela ama Spain iyo Germany oo laysku daray.

Nigeria oo ah dalka ugu dadka badan Africa magaalada ugu weyn waa Logos waxaana ku nool 22 million oo qof.  Nigeria waa dalka Todobaad ee ugu dadka badan Aduunka.

Wabiga ugu dheer Nigeria waxaa looyaqaan Niger river waxa uuna gaarayaa qiyaas ahaan 4,100 km ama 2,547 miles. Magaca Nigeria waxaa laga keenay wabiga Niger

2021, dalka Nigeria waxa uu noqday waddanka ugu dhaqaalaha xoogan qaarada Africa, lacagta laga isticmaalo dalkaa waxaa layiraah Naira.

W/Q: Cali Cabdullahi Hilowle

About Ahmed Haaddi

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

error: Copy lama Ogola Fadlan