Home / Habka-Nolosha / Man City oo loolanka loogu jiro GORETZKA kusoo biirtay.

Man City oo loolanka loogu jiro GORETZKA kusoo biirtay.

Muqdisho – Manchester City ayaa ah kooxdii ugu danbeysay ee xiisa u muujisa saxiixa laacibka kooxda Schalke qadka dhexe uga ciyaara, Leon Goretzka sida ay warineyso, Sunday Mirror.

Ciyaaryahanka heerka caalami ee dalka Jarmalka ayaa loo arkaa inuu yahay mid ka mid ah ciyaaryahana ugu caansan Bundesliga, iyada oo Bayern Munich si aad ah loola xiriirinayay saxiixiisa.

Laakiin haatan City ayaa ku biirtay kooxaha doonaya sida Liverpool, Arsenal iyo Barcelona oo xiiseynaya 22 jirkan.

Qore: Abdiaziz Aadan Urur.

About radio himilo

error: Copy lama Ogola Fadlan