Home / Cayaaro / Man City oo u dhaqaaqday laacibka Real Madrid Isco

Man City oo u dhaqaaqday laacibka Real Madrid Isco

Muqdisho – Manchester City ayaa isha ku heysa xaaladda xiddiga Real Madrid ee Isco, sida laga soo xigtay Mundo Deportivo.

26 jirkaan ayaan weli la bilaabin tababaraha cusub ee kooxda Madrid, Santiago Solari, ayaana iska iibineysa xagaaga, iyada oo indhaha ku heysa in ay la soo saxiixato Eden Hazard.

Xiddiga weerarka ka ciyaara ayaa xilli ciyaareedkii lasoo dhaafay qaab ciyaareed wanaagsan soo bandhigay, isagoo dhaliyay 7 gool 30 kulan oo La Liga ah, islamarkaana keydka u diray, una aqoonsaday booska koowaad Gareth Bale.

Pep Guardiola ayaa ku faraxsan Isco in uu soo qaato waqti dheer, Waxaa laga yaabaa in laga ciyaarsiiyo booska kubad sameeynta.

Xigashada: Sport360.com

About Ahmed Haaddi

Leave a Reply

Your email address will not be published.

error: Copy lama Ogola Fadlan