Home / Uncategorized / Maqal:-Barnaamijka Martida Ramadaanka 22- 6 -2017

Maqal:-Barnaamijka Martida Ramadaanka 22- 6 -2017

Martida Ramadaanka waa barnaamij bulshada soomaaliyeed aan ugu soo gudbino  macluumaad bishan barakaysan ku qotoma.

Sida warbixin quseysa bishan, dhacdooyinkii Islaamka ee taariikhda galay iyo xubinta Qurbe oo aan ku eegi doono habka ay u soomaan bishan muwaadiniinta Soomaaliyeed ee qurbaha ku dhaqan.

Maxamed Qadar Abdi Maxamed  ayaa soo jeedinaya.

Halkan hoose ka dhegeyso:-

About radio himilo

Leave a Reply

Your email address will not be published.

error: Copy lama Ogola Fadlan