Idaacadda Himilo kaalin ayey kaga qaadaneysaa barnaamijkan barashada qur’aanka kariimka, waxaa qabashadiisa taabba-geliyey machadka u adkaysiga musiibooyinka ee magaciisa loo soo gaabiyo SDRI.
Ismaaciil Maxamed Samatar ayaa inoo haya, iskuna soo duway.
Halkan hoose ka dhegeyso.
Tebintii afraad ee barnaamijka