Home / Diinta / Maqal: Casharka Safiinatu Najaa “Darsiga 15aad”

Maqal: Casharka Safiinatu Najaa “Darsiga 15aad”

Hawlaha baahineed ee  idaacadda himilo, waxaa safka hore kaga jira barnaamijyo diini ah kuwaas oo isugu jira Fiqi, Xadiith, Siiro, Tafsiirka Qur’aanka Kariimka,  iyo mawaadiic kale oo aan danta dadweynaha u aragno.

Dhammaan qeybahaas waxaan bilownay inaan gelino webka/bogga idaacadda si ay u gaaraan ama uga faa’iideystaan muwaadiniinta Soomaaliyeed ee dal iyo dibedba jooga intooda u fursad  hela iney boggeena booqdaan.

Kitaabka Safiinatu Nagaa ayey qeybtan  gaar u tahay waxaa idaacadda Himilo u duubay Alle ha u naxariistee Sheekh Maxamed Cali Gurey.


About Ahmed Haaddi

Leave a Reply

Your email address will not be published.

error: Copy lama Ogola Fadlan