Home / Tafsiirka / Maqal:- Casharka Tafsiirka Qur’aanka Idaacadda Himilo “Darsiga 129aad”

Maqal:- Casharka Tafsiirka Qur’aanka Idaacadda Himilo “Darsiga 129aad”

Hawlaha baahineed ee  idaacadda himilo, waxaa gadda hore kaga jira  barnaamijyo diini ah kuwaas oo isugu jira Fiqi, Xadiith, Siiro, Tafsiirka Qur’aanka Kariimka,  iyo mawaadiic kale oo aan danta dadweynaha u aragno.

Dhammaan qeybahaas waxaan bilownay inaan galino webka/bogga idaacadda si ay u gaaraan ama uga faa’iideystaan muwaadiniinta soomaaliyeed ee dal iyo dibedba jooga intooda u fursad  hela iney boggeena booqdaan.

Tafsiirka qur’aanka ayey qeybtan  gaar u tahay waxaa tafsiirkan duubay alle ha ka abaal mariyee  Dr Sheekh Axmed Sheekh Xasan Sheekh Qudubi oo ka mid ah culimada soomaaliyeed ee caanka ah.

Maqal Casharka 129aad

About Ahmed Haaddi

Leave a Reply

Your email address will not be published.

error: Copy lama Ogola Fadlan