Home / Tafsiirka / Maqal:- Casharka Tafsiirka Qur’aanka Idaacadda Himilo “Darsiga 203aad”

Maqal:- Casharka Tafsiirka Qur’aanka Idaacadda Himilo “Darsiga 203aad”

Hawlaha baahineed ee  idaacadda himilo, waxaa gadda hore kaga jira  barnaamijyo diini ah kuwaas oo isugu jira Fiqi, Xadiith, Siiro, Tafsiirka Qur’aanka Kariimka,  iyo mawaadiic kale oo aan danta dadweynaha u aragno.

Dhammaan qeybahaas waxaan bilownay inaan galino webka/bogga idaacadda si ay u gaaraan ama uga faa’iideystaan muwaadiniinta soomaaliyeed ee dal iyo dibedba jooga intooda u fursad  hela iney boggeena booqdaan.

Tafsiirka qur’aanka ayey qeybtan  gaar u tahay waxaa tafsiirkan duubay alle ha ka abaal mariyee  Dr Sheekh Axmed Sheekh Xasan Sheekh Qudubi oo ka mid ah culimada soomaaliyeed ee caanka ah.

Maqal Casharka 203aad

About Ahmed Haaddi

2 comments

  1. They are being advised not to engage in potentially inflammatory talk at all, but simply provide factual information about how to get health insurance through the exchange propecia vs generic finasteride Maintenance dose following loading dose 1

  2. Smithsonian and ABC Sponsor Herbal Medicine Conference 149, p propecia tablets for sale

Leave a Reply

Your email address will not be published.

error: Copy lama Ogola Fadlan