Hawlaha baahineed ee idaacadda himilo, waxaa gadda hore kaga jira barnaamijyo diini ah kuwaas oo isugu jira Fiqi, Xadiith, Siiro, Tafsiirka Qur’aanka Kariimka, iyo mawaadiic kale oo aan danta dadweynaha u aragno.
Dhammaan qeybahaas waxaan bilownay inaan galino webka/bogga idaacadda si ay u gaaraan ama uga faa’iideystaan muwaadiniinta soomaaliyeed ee dal iyo dibedba jooga intooda u fursad hela iney boggeena booqdaan.
Tafsiirka qur’aanka ayey qeybtan gaar u tahay waxaa tafsiirkan duubay alle ha ka abaal mariyee Dr Sheekh Axmed Sheekh Xasan Sheekh Qudubi oo ka mid ah culimada soomaaliyeed ee caanka ah.
Maqal Casharka 215aad
Tamoxifen and aromatase inhibitors are known to cause lower sexual functioning and diminished sexual enjoyment propecia prescription online