Home / Diinta / Maqal:- Casharka Tafsiirka Qur’aanka Idaacadda Himilo “Darsiga 286aad”

Maqal:- Casharka Tafsiirka Qur’aanka Idaacadda Himilo “Darsiga 286aad”

Hawlaha baahineed ee  idaacadda himilo, waxaa gadda hore kaga jira  barnaamijyo diini ah kuwaas oo isugu jira Fiqi, Xadiith, Siiro, Tafsiirka Qur’aanka Kariimka,  iyo mawaadiic kale oo aan danta dadweynaha u aragno.

Dhammaan qeybahaas waxaan bilownay inaan galino webka/bogga idaacadda si ay u gaaraan ama uga faa’iideystaan muwaadiniinta soomaaliyeed ee dal iyo dibedba jooga intooda u fursad  hela iney boggeena booqdaan.

Tafsiirka qur’aanka ayey qeybtan  gaar u tahay waxaa tafsiirkan duubay alle ha ka abaal mariyee  Dr Sheekh Axmed Sheekh Xasan Sheekh Qudubi oo ka mid ah culimada soomaaliyeed ee caanka ah.


About Ahmed Haaddi

2 comments

  1. D mannose is a naturally occurring sugar that is found in foods like apples, blueberries, and cranberries can you take viagra every day Autoimmune disease a disease in which the organism s immune system attacks and destroys one or more of the organism s own tissues, as in the case of arthritis

  2. 5, at a lipid concentration of 15 mg ml buy fincar on line European Association Sets Limits for Nutrient Supplementation letter, 148, p

Leave a Reply

Your email address will not be published.

error: Copy lama Ogola Fadlan