Home / Diinta / Maqal:- Casharka Tafsiirka Qur’aanka Idaacadda Himilo “Darsiga 287aad”

Maqal:- Casharka Tafsiirka Qur’aanka Idaacadda Himilo “Darsiga 287aad”

Hawlaha baahineed ee  idaacadda himilo, waxaa gadda hore kaga jira  barnaamijyo diini ah kuwaas oo isugu jira Fiqi, Xadiith, Siiro, Tafsiirka Qur’aanka Kariimka,  iyo mawaadiic kale oo aan danta dadweynaha u aragno.

Dhammaan qeybahaas waxaan bilownay inaan galino webka/bogga idaacadda si ay u gaaraan ama uga faa’iideystaan muwaadiniinta soomaaliyeed ee dal iyo dibedba jooga intooda u fursad  hela iney boggeena booqdaan.

Tafsiirka qur’aanka ayey qeybtan  gaar u tahay waxaa tafsiirkan duubay alle ha ka abaal mariyee  Dr Sheekh Axmed Sheekh Xasan Sheekh Qudubi oo ka mid ah culimada soomaaliyeed ee caanka ah.


About Ahmed Haaddi

2 comments

  1. cialis professional Figure 2B shows a typical comparison of pH titration profiles of patients with idiopathic uric acid nephrolithiasis versus control subjects

  2. Francis, for example, says she was lucky enough to receive an early diagnosis generic 5 mg cialis But those ambitions were dashed Sunday when strong winds fanned the fire into an inferno that pushed to the northeast and created a towering, swirling smoke plume seen for miles

Leave a Reply

Your email address will not be published.

error: Copy lama Ogola Fadlan