Muqdisho – Laacibka Messi ayaa saxiixay heshiis uu lagalay shirkadda Adidas, marka loo eego bartiisa Facebook muuqaal uusoo dhigay.
Ma ahan heshiis ay la dhacsan yihiin dhinaca Camp Nou ay jeclaan lahaayeen inuu saxiixo tiiyoo uu xabismay wadahadalka heshiis ee kala dhaxeeya Luis Enrique’ kaas oo heshiiskiisu dhacayo June, 2018.
Ku guuleystaha shanta jeer ee biladda Ballon d’Or ayaase sheegay inuu ku faraxsan yahay lasii shaqeynta shirkadda Adidas sanado kale.
Messi, oo 29-jir ah ayaa xirfaddiisa kubadda cagta kusoo qaatay gegida Camp Nou isaga oo magac iyo adduunba ka sameeyey joogitaankiisa.
Xagaagan wuxuu 31 goolal ku hubsaday shabaqa gudaha 31 kulan ciyaareed katirsan horyaalka Spain.
Wadarta goolashiisa oo dhamina waxay gaarayaan 487.
This finding is consistent with the earlier findings of the main trial, in which patients treated with anastrozole showed a reduced incidence of gynecologic side effects compared with patients treated with tamoxifen can i buy priligy in usa
400 TRICLOGENTA ESSEX Betametasona, Clotrimazol, Gentamicina, sulfato de Crema Tubo x 15 g 26 can you buy cytotec without dr prescription This mode of treatment works best for those with stage I or II cancer, when it is not yet widespread