Home / Macluumaad / Nin garaacay tuug, la galay sawir, dhigay meel badbaado kaddibna u wacay ciidanka amniga
PIC FROM CATERS NEWS - (PICTURED: Nathan Woods Facebook post about the mugger) - Fight or flight or selfie? An accountant has become something of an internet hero after his selfie with a man he claimed tried to mug him went viral. Most peoples first instinct when held at knife-point would be to give their attacker what they want and run. But not Nathan Wood, who claims to have knocked out a man who tried to rob him at knife-point - before posing for a selfie while he lay unconscious on the ground. Nathan, 27, from Cape Town, was outside a nightclub in Stellenbosch when he said he and his friend were followed by two men. SEE CATERS COPY.

Nin garaacay tuug, la galay sawir, dhigay meel badbaado kaddibna u wacay ciidanka amniga

Nathan Wood waa 27 jir, wuxuu ka soo baxay goob lagu caweeyo oo ku taalla Stellenbosch, South Afrika.

Isaga iyo saaxiibkiis waxaa soo daba kacay labo nin oo ku hubeysnaa Mindiyo, waxayna doonayeen inay isbaareystaan.

Mr. Wood ayaase si uu uga badbaado weerarkaa hujuun ku qaaday nimankii doonayay inay isbaareystaan.

“Mindida ayuu luqunta iga saaray, waanse ku qanciyay inuu iga dulqaado, waxaan ku dhuftay hal feer oo uu istaaga uga dhacay lana suuxay, dhulka ayaan ku jiiday, Sawir ayaan iska qaaday anoo jiidaya, Jaakaddii uu watay ayaan u barkiyay anoo dhigay meel badbaado, kaddibna qolyaha amniga ayaan ugu yeeray.” ayuu yiri Wood oo falka kaddib hadlay.

Ninkan ka yimid magaalada Capetown ayaa xusay haddaanu falkaa ku dhaqaaqi laheyn in isagu uu xaalad kale geli lahaa.

Xigasho: Metro.co.uk

W/T: Nasri Ahmed Mohamed

Speed03623@gmail.com

About radio himilo

Leave a Reply

Your email address will not be published.

error: Copy lama Ogola Fadlan