Home Macluumaad Olympic Babies – Tartanka Olombikada Dhallaanka

Olympic Babies – Tartanka Olombikada Dhallaanka

0
9

Muqdisho – Waxay dhasheen sanad kahor waxayna durba kamid noqdeen dhacdo kamid ah tartamada ciyaaraha. Layaab maleh ciyaartan waxaa lagu magacaabaa Olombikada dhallaanka.

Carruurta aalaaba dhalata 8 August waxaa loo yaqaan Olympic Babies – waxayna ka qeyb-galaan tartan ay ku galaan gurguurasho.  Tartankan markiisii ugu horreysay waxaa la qabtay sanadkii 2008. Waxaana taniyo markaas sanadihii xigay lagu qabanayay magaalada madaxda dalka Shiinaha ee Beijing.

Dad badan ayaa tani u arka layaab, hayeeshe gudaha Shiinaha tani waa mid kamid ah dhacdooyinka aad loogu dabaal-dego sanad kasta.

baby-race3 baby-race4 baby-race21

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

error: Copy lama Ogola Fadlan