Pakistan: Da’yar timaha dadka ugu jara Buris iyo Mindi

Himilo – Ali Abbas waa timo jare deggan magaalada Lahore ee dalka Pakistaan. Agabka uu timo jaridda u adeegsado waxaa ka mid ah fiilo, buris, mindi iyo dhalooyin.

Muuqaal laga soo duubay isagoo hawsha ku qabanaya qalabkaas aan xusay ayaa lagu wadaagay baraha bulshada kaas oo dad badan gaaray siyaabo kala duwanna looga falceliyay.

“Maalin walba, waxaan isku dayaa inaan la imaado hab cusub oo timaha loo jari karo. Markaan adeegsanayay buriska ama mindida waxay aheyd tijaabo,” Ali ayaa sidaa u sheegay warbaahin maxalli ah.

Wuxuu sheegay in muuqaal loo duubay si aan ku tala gal ahayn balse wuxuu sheegay in ku jarida timaha qalabkaas ay tahay hawl uu  sannado u tababaranayay sidii u sameyn lahaa.

Hot this week

Ogow 10 xiddig oo soo maray academy-ga Man Utd oo wanagsanaaday markii ay ka tageen Old Trafford

Himilo – Manchester United waa mid ka mid ah...

What direction to go When You Obtain a Mail Order Bride?

You may have under no circumstances heard of...

Ciidamada Iiraan oo ballanqaaday difaaca danaha qaranka, kaddib taageerada Mareykanka ee dibadbaxayaasha

Himilo - Ciidamada Jamhuuriyadda Islaamiga ah ee Iiraan ayaa...

Muxuu u jareynayaa qofka marka uu baqo?

Himilo - Natiijadda daraasad cilmiyeed oo ay sameeyeen baarayaal katirsan...

Mareykanka oo hakiyay gargaarkii uu siin jiray Soomaaliya kaddib eedeyn la xiriirta dhaca gargaar cunto

Himilo - Dowladda Mareykanka ayaa hakisay dhammaan gargaarkii ay...

Related Articles

Popular Categories

error: Copy lama Ogola Fadlan