Himilo – Wadamada hodanka ah ayaa goor hore soo iibsaday dhibca tallaal oo ku filan si ay dadkooda seddax jeer kaga tallaalaan cudurka dilaagga ah ee Covid-19, halka kuwa soo korayana ay ka hareen dadaalka loogu jiro ciribtirka coronavirus, sidaasi waxaa arbacadan sheegtay Isbaheysi caalami ah oo illaaleysa tallaallada.
People’s Vaccine Alliance, oo ay ku mideysan yihiin hay’ado ay ka mid yihiin Amnesty, Global Justice Now, Oxfam iyo kuwa kale, ayaa sheegtay in 67-dal ee ugu saboolsan dunida kaliya mid ka mid ah toban ruux uu heli karo tallaalka kahor dhammaadka sanadkan 2020, halka kuwa horumaray oo ay ku nool 14% dadyowga caalamka ay dalbanaan tallaal siyaado ah.
Kooxda ayaa ugu baaqday shirkadaha dawooyinka soo saara inay garab siiyaan hay’adda caafimaadka dunida ee WHO wadamada hodanka ahna ay tallaal u diraan dalalka soo koraya si meesha looga saaro faraqa dhaqaale ee jira dadkana u helaan tallaalka ay u baahan yihhin.
prix du levitra en baisse 5 25 mg day, though in rare cases it can reach 50 mg day