Phil Jones oo bisha January ka dhaqaaqaya Man Utd

Himilo – Manchester United  laacibkeeda Phil Jones ayaa la werinayaa in ay suuragal tahay ka tegista kooxda marka la gaaro bisha January.

Daafacan dhexe ayaan kooxda kasoo muuqan fasal ciyaareedkan dhaawac soo gaaray awgii, balse Jones ayaan kamid aheyn safka 25 ciyaaryahan Premier League ee Ole Gunnar Solskjaer.

28 sanno jirkaan waxa qandaraaskiisa kaga haray in ka badan laba sanno, laakiin waxaa la filayaa in dhawaan uu naadiga ka hayaamo.

Sida ay ku warrameyso Daily Star, kooxaha West Bromwich Albion iyo Burnley ayaa daneynaya xiddigan qeybta labaad ee horyaalka fasal ciyaaredkan.

Jones ayaa dhaliyay lix gool 224 kulan oo uu u ciyaaray United dhammaan tartamada isaga oo kula guuleystay hal Premier League, hal  FA Cup iyo hal Europa League.

Hot this week

Ogow 10 xiddig oo soo maray academy-ga Man Utd oo wanagsanaaday markii ay ka tageen Old Trafford

Himilo – Manchester United waa mid ka mid ah...

What direction to go When You Obtain a Mail Order Bride?

You may have under no circumstances heard of...

Ciidamada Iiraan oo ballanqaaday difaaca danaha qaranka, kaddib taageerada Mareykanka ee dibadbaxayaasha

Himilo - Ciidamada Jamhuuriyadda Islaamiga ah ee Iiraan ayaa...

Muxuu u jareynayaa qofka marka uu baqo?

Himilo - Natiijadda daraasad cilmiyeed oo ay sameeyeen baarayaal katirsan...

Mareykanka oo hakiyay gargaarkii uu siin jiray Soomaaliya kaddib eedeyn la xiriirta dhaca gargaar cunto

Himilo - Dowladda Mareykanka ayaa hakisay dhammaan gargaarkii ay...

Related Articles

Popular Categories

error: Copy lama Ogola Fadlan