Home / Cayaaro / Pochettino oo doonayo in Messi uu la mideeyo saaxiibkiis Neymar

Pochettino oo doonayo in Messi uu la mideeyo saaxiibkiis Neymar

Himilo – Mauricio Pochettino, ayaa Lionel Messi ku biiri doona xiddigaha kooxda PSG, si uu halkaasi ugula midoobo saaxiibkiisii Barcelona ee Neymar, waase haddii loo magacaabo tababaraha naadiga, sida uu daabacay wargeyska Le Parisien.

Paris Saint-Germain, ayaa hore kaga jirta loolanka loogu jiro soo qaadashada Messi oo hadda la arkayo rabitaankiisa uu ku doonayo inuu isaga tago garoonka Nou Camp.

Pochettino oo isha ku hayo Messi ayaa loo fasiri karaa in tababarahan 48-jirka ah ee 12-ka bilood ka maqan shaqada kubadda cagta uu dib ugu laaban doono garoonka Le Parc des Princes, sida uu qoray daily Mail.

About Sadia Nour

Leave a Reply

Your email address will not be published.

error: Copy lama Ogola Fadlan