Home / Cayaaro / PSG oo amaah ku dooneysa laacibka Chelsea ee Jorginho

PSG oo amaah ku dooneysa laacibka Chelsea ee Jorginho

Himilo – PSG ayaa billowday in ay wadahadal la furto kooxda Chelsea, kaasi oo ku aadan la saxiixashada khadka dhexe naadiga ee Jorginho oo ay ku doonayaan si amaah ah, sida ay werisay Caught Offside.

28-jirkaan, kaasi oo soo jiitay kooxda ay xafiiltamaan ee Arsenal, ayay u badan tahay in uu ka tegayo garoonka Stamford Bridge, kaddib markii Blues ay lasoo wareegtay xiddigo badan xagaagan.

Tababare Frank Lampard ayaa N’Golo Kante iyo Mateo Kovačić u xushay doorka khadka dhexe kuwaasi oo uu ku wehliyo da’yar Gilmour.

About Sadia Nour

Leave a Reply

Your email address will not be published.

error: Copy lama Ogola Fadlan