Rasmi: Ben Arfa oo ku biiray PSG

Laacibka kooxo dhowr ah ay indhaha ku hayeen Hatem Ben Arfa ayaa si rasmi ah ugu biiray kooxda kubadda cagta PSG.

Xiddigan weerarka ka cayaara ee reer Faransa oo aan xulkiisa metelayn kaddib markii laga reebay kooxda ka qeyb galeysa Euro 2016, ayaa xaqiijiyay inuu koox cusub ku biirayo maadaama uu soo idlaaday qandaraaskii uu kula joogay kooxda Nice.

PSG ayuuna laacibkaan ku biiray isagoo u saxiixay qandaraas ku heyn doona kooxda caasimadda ka dhisan ilaa dhammaadka xagaaga 2017-18.

Paris Saint Germain ayaana xaqiijisay in wiilkan uu qalinka ku duugay heshiis labo sanadood ah.

Hot this week

Ogow 10 xiddig oo soo maray academy-ga Man Utd oo wanagsanaaday markii ay ka tageen Old Trafford

Himilo – Manchester United waa mid ka mid ah...

What direction to go When You Obtain a Mail Order Bride?

You may have under no circumstances heard of...

Ciidamada Iiraan oo ballanqaaday difaaca danaha qaranka, kaddib taageerada Mareykanka ee dibadbaxayaasha

Himilo - Ciidamada Jamhuuriyadda Islaamiga ah ee Iiraan ayaa...

Muxuu u jareynayaa qofka marka uu baqo?

Himilo - Natiijadda daraasad cilmiyeed oo ay sameeyeen baarayaal katirsan...

Mareykanka oo hakiyay gargaarkii uu siin jiray Soomaaliya kaddib eedeyn la xiriirta dhaca gargaar cunto

Himilo - Dowladda Mareykanka ayaa hakisay dhammaan gargaarkii ay...

Related Articles

Popular Categories

error: Copy lama Ogola Fadlan