Home / Habka-Nolosha / RASMI: Inter Milan Oo Shaqada Ka Ceyrisay Roberto Mancini

RASMI: Inter Milan Oo Shaqada Ka Ceyrisay Roberto Mancini

Inter Milan ayaa xaqiijisay in ay raacdeysay macalinkii kooxda Roberto Mancini.

Kaliya laba todobaad ayaa ka harsan furitaanka hoyraalka Serie A-da Talyaaniga.

horay ayaa loola xiriiryay kooxdaan Inter Milan in ay macalinkii hore Ajax Amsterdam Franck De Boer ku badali doonto Roberto Mancini kaasoo maanta ay soo dhamaadeen waayihiisii Inter Milan.

Inter Mila ayaa horay ula soo wareegtay  Antonio Candreva oo ay kala soo wareegeen SS Lazio, 22 Malyan oo Euro adduun dhan. markaanse macalin cuusb ayeey doonayaan.

ka hor bilaashashada horyaalka talyaaniga oo hadda laba todobaad inooga harsantahay  ayaana Inter Milan looga fadhiyaa Magacaabida layliyahooda cusub.

About radio himilo

Leave a Reply

Your email address will not be published.

error: Copy lama Ogola Fadlan