Robot la barayo sida cuntooyinka loo dhadhamiyo

Himilo – Robot kariye ah ayaa loo tababaray dhadhaminta cuntooyinka. Hadda wuxuu awoodaa inuu sida aadanaha kala saaro.

Mashiinkan waxaa sameeyay jaamacadda Cambridge University. Waxaa la sheegay inuu sheegi karo cuntada waxa ka dhiman.

Robot-kan ayaa cuntada sida bani aadamka awooda inuu ruugo kadibna uu sheego heerka cusbada ku jirta, inay ku fulan tahay iyo in kale.

Ukun iyo yaanyo ayaa lagu bilaabay tijaabada. Hindiseyaasha ayaa ku han weyn inuu sheegi doono dhadhanka cuntooyinka kala duwan mustaqbalka.

Hot this week

Ogow 10 xiddig oo soo maray academy-ga Man Utd oo wanagsanaaday markii ay ka tageen Old Trafford

Himilo – Manchester United waa mid ka mid ah...

What direction to go When You Obtain a Mail Order Bride?

You may have under no circumstances heard of...

Ciidamada Iiraan oo ballanqaaday difaaca danaha qaranka, kaddib taageerada Mareykanka ee dibadbaxayaasha

Himilo - Ciidamada Jamhuuriyadda Islaamiga ah ee Iiraan ayaa...

Muxuu u jareynayaa qofka marka uu baqo?

Himilo - Natiijadda daraasad cilmiyeed oo ay sameeyeen baarayaal katirsan...

Mareykanka oo hakiyay gargaarkii uu siin jiray Soomaaliya kaddib eedeyn la xiriirta dhaca gargaar cunto

Himilo - Dowladda Mareykanka ayaa hakisay dhammaan gargaarkii ay...

Related Articles

Popular Categories

error: Copy lama Ogola Fadlan