Roman Abramovich oo xaqiijiyay inuu iibin doono Chelsea

Himilo Milkiilaha kooxda Chelsea ee  Roman Abramovich ayaa xaqiijiyay wararka sheegaya inuu qorsheynayo inuu iibiyo kooxda Premier League ka dhisan sida ugu dhaqsiyaha badan.

Go’aankiisa ayaa yimid ka dib markii uu Ruushku galay Ukraine Khamiistii hore, waxa la isla dhex marayey in Abramovich lagu soo rogi doono cunaqabatayn adag oo hantidiisa lagu xannibayo.

Si kastaba ha ahaatee, Sabtidii, Abramovich ayaa ku dhawaaqay inuu ka tanaasulay maamulida kooxda, inkastoo Blues ay ku adkeysatay xilligaas inaysan iib ahayn.

Abramovich ayaa xaqiijiyay inuu qorsheynayo inuu soo afjaro ku dhawaad ​​20 sano oo uu joogay Stamford Bridge. Dadka lala xiriirinayo inay gataan waxaa ka mid ah bilyineerka Hansjorg Wyss.

Hot this week

Ogow 10 xiddig oo soo maray academy-ga Man Utd oo wanagsanaaday markii ay ka tageen Old Trafford

Himilo – Manchester United waa mid ka mid ah...

What direction to go When You Obtain a Mail Order Bride?

You may have under no circumstances heard of...

Ciidamada Iiraan oo ballanqaaday difaaca danaha qaranka, kaddib taageerada Mareykanka ee dibadbaxayaasha

Himilo - Ciidamada Jamhuuriyadda Islaamiga ah ee Iiraan ayaa...

Muxuu u jareynayaa qofka marka uu baqo?

Himilo - Natiijadda daraasad cilmiyeed oo ay sameeyeen baarayaal katirsan...

Mareykanka oo hakiyay gargaarkii uu siin jiray Soomaaliya kaddib eedeyn la xiriirta dhaca gargaar cunto

Himilo - Dowladda Mareykanka ayaa hakisay dhammaan gargaarkii ay...

Related Articles

Popular Categories

error: Copy lama Ogola Fadlan