Home / Habka-Nolosha / Ronaldo oo jecel inuu wiilkiisa isaga oo kale noqdo

Ronaldo oo jecel inuu wiilkiisa isaga oo kale noqdo

Muqdisho – Laacibka Christiano Ronaldo ayaa jeclaan lahaa inuu arko wiilkiisa oo sida isaga oo kale ah xirfadyahan kubadda cagta dheela.

Xidigan Real Madrid u dheela ayaa sheegay inuu wiilkiisa ku tirtirsiin doono inuu isaga oo kale weeraryahan noqdo. “Majecli inuu noqdo goolhaye,” ayuu yiri. “Waan ogahay waxaa kasokeysa caqabad badan. Balse waxaan jeclahay in aniga oo kale uu noqdo.”

Hayeeshe, wuxuu caddeeyey inuusan in badan cadaadinayn rabitaanka inankiisa.

Wuxuu kusoo af-meeray in wiilkiisu uu mustaqbalka noqon karo wuxuu doono – in kasta oo, haddii ay noqoto xirfadda kubadda cagta uusan jeclaan doonin uu goolhaye noqdo.

Laacibkan reer Portuguese ayaa ka hadlayay nolosha inankiisa mar uu wareysi siinayay fogaan-arag laga leeyahay dalka Masar

About radio himilo

Leave a Reply

Your email address will not be published.

error: Copy lama Ogola Fadlan