Home / Cayaaro / Sadio Mane oo wadahadal la furaya kooxda Barcelona

Sadio Mane oo wadahadal la furaya kooxda Barcelona

Himilo – Garabka kooxda Liverpool, Sadio Mane waxaa la werinayaa in wada-xaajood uu la billaabay kooxda Barcelona.

Wakhti xaadirkan Lionel Messi ayaa codsaday in uu ka hayaamo kooxda Barcelona, waxaana naadiga ka dhisan gobalka Catalan lasoo sheegayaa in ay raadineyso cidda ay ku beddeli laheyd xiddga ugu saameynta badan dunida.

Si kastaba warbixinnada ka imaanaya Spain ayaa sheegaya in Mane uu jeclaan lahaa u dhaqaaqista Camp Nou mustaqbalka.

Xiddiga reer Senegal ayaa afar sanno oo guullo ah ku qaatay Anfield isaga oo liverppool ka caawiyay hanashada Premier league iyo Champions league.

About Ahmed Haaddi

Leave a Reply

Your email address will not be published.

error: Copy lama Ogola Fadlan